Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa galabta kormeertay Taalada Daljirka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye "Qoor Qoor" iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho,...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Garsoorayaal. Dikreeto. Magacabid Garsoorayaasha Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Markuu Arkay: Qodobka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu...
Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Stephane Dujarric, ayaa ku dhawaaqay in kabadan kala bar dadka Yaman ay wajahayaan cuno...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada...
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wafdiga...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa ku hanjabay inuu dalkiisa ka bixi doono wadahadallada Niyukleerka ee ka socda Vienna....
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho