Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho in...
Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u ololeeya Duur-joogta ayaa xalay lagu...
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen kooxaha argagaxisada ee Al-shabaab, kaasoo ay doonayeen in...
Wasaaradda caafimaadka Hindiya, ayaa soo warisay in ay u dhimatay xanuunka Covid-19 dad gaarayah 3,293, 24-kii saac ee la soo...
Maanta oo Arbaco ah Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa la filayaa in uu khudbad ka jeediyo fadhi wada jir ah...
Rag hubeysan oo Burcad ah ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ay goob Ganacsi oo uu ka Shaqeeynayay ku dhex dileen...
Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay Tuulada Ugunji, oo hoostagta degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka inay ka...
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Waxaan doonayaa in aan caawa halkan kala hadlo shacabka Soomaaliyeed oo runtii walaac xooggan ka qaba xaaladaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho