Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la...
Madaxweynaha la doortay ee maraykanka Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la wareego xilka uu meesha...
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa ku qaabilay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho...
Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi ahaan...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo...
Urur goboleedka IGAD ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan arimaha ka soo cusboonaaday itoobiya gaar ahaan gobalka tigreega halkaas oo...
Kamala Harris waxay dhalatay 20 October 1964 Dumar tii ugu horreeysey ee loo doorto Madaxweeyne ku xigeen dalka Mareeykanka, waana...
Madaxda caalamka ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mareykanka ee Joe Biden. War qoraal ah oo ka soo baxay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho