Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah Gobalka Shabelaha Hoose ku soo qabtay...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay...
Wasaaradda Arimaha Dastuurka Galmudug oo mudooyinkan Dowladda Federaalka kala shaqeynaysay latashiyada bulshada ee dhameystirka qabyo qoraalka Dastuurka Dalka ayaa maanta...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Muqdisho safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya...
Deegannada Ceelka Samow iyo Ceel Idaad oo dhanka galbeed ka xiga magaalada Baladweyne isla markana ay ku nool yihiin dad...
Shirkii guddiga Farsamada arrimaha doorashooyinka ee Dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay hoteelka Decale ee...
Dhallinyaro isxilqaantay ayaa maanta ka qeybiyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeele agab looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19 oo ah cudur...
Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga, janaraal Maxamed Caddow Cali (Sanka) ayaa tagay Xerada tababarka Har-qaboobe halkaas oo lagu tababarayo...
Madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzania gabadha lagu magacaabo Samia Hassan ayaa si rasmi ah loogu dhaarin doonaa xilka madaxweynaha dakaasi...
Degaanada Ceelka Samow iyo Ceel Idaad oo dhanka galbeed ka xiga degmada Beledweyne oo kamid ahaa meelaha jiilaalkii oo dheeraaday...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho