Ra’iisul wasaraaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa culimadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay sii xoojiyaan la dagaalanka iyo...
Iyada oo maanta caalamku xusayo maalinka Cuntada Aduunka si loogu baraarugo baahida ayaa hey’adda WFP waxay ay sheegtay in cunada...
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan....
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya ahna ku-xigeenka safiirka Mudane Saalim Cabdullahi Qalinle ayaa maanta xarunta Safaarada ku soo dhaweeyey...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa si wada jir ah caawa waxa ay howlo Nadaafadeed iyo bilic soocelin ay ka sameeyeen Waddada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooloow ee Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo...
Shirka Wadatashiga oo ahaa kii labaad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomalaiya oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay si taxaddar leh uga fuliyeen duleedka degmada Afgooye...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood. Shirka...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, iyagoo muujinayay dareenkooda ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir muhiim ah oo u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho