Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi...
Dowalda Itoobiya ayaa sheegtay in wada xaajood lala galo Suudaan ay ka horeyso sharuud ah in Suudaan ay ka baxdo...
Madaxweyne kuxigenka dowlad goboledka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar oo ay wehliyaan Xildhibaano katirsan maamulka gobolka Hiiraan iyo sarakisha ciidamada qalabka...
Ninka ugu taajirsan Laatin Ameerika Carlos Slim ayaa laga helay cudurka safmareenka ah ee Karoonka Fayras Qoyska bilyaneerkaan 80 jirka...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta warbixin ka dhageystey guddiga loo saaray in ay ka...
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Koonfur Galbeed ayaa weerar ku qaaday deegaanka Seydheelow oo ka tirsan gobolka Bay,halkaasi oo...
Maamulka gobolka Hiiraan aya soo dhaweeyay dadalada xildhibanada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabele ay wadan oo ku saabsan xalinta tabashada...
Maxkamadda racfaanka Dalka Mareykanka ayaa taageertay Xukunka sadax nin oo cadaan ah oo qorsheeynayay in Bam ku qarxiyaan dhismo dabaq...
Qeybinta Gargaar loogu talagalay dadka ay xaaladda bini-adanimo heysato ayaa ka socota degmada Xudur ee gobolka Bakool, sida uu ku...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...
17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerrar ay maleeshiyaadka Khawaarijtu kusoo qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah Caasimadda KG ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho