Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiya ee ka dagaalama gudaha Yeman ayaa bilaabay howlgalo habeenkii ah oo lagu bar tilmaameed sanayay goobaha...
Maal-qabeenada reer Jabuuti ee mudada dheer ku noolaa qurbaha ayaa haatan dalkooda dib ugu soo laabanaya, islamarkaana maalgashi baaxad leh...
Hey’adda Diiwangelinta Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed ee magaceeda loo soo gaabiyo DADSOM ee ay dhawaan meel mariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda xil-gaarsiinta...
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay bambooyin ay kooxda Al-Shabaab ku qarsadeen dhul bacaad ah oo...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay kiiska gabar shalay lagu dilay Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir. Qoraal...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa dib u casriyeen ku sameeyay xaashida Dhaqtarka ee Dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa Danbi-oogista, Danbi...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray hirgalinta mashruuca Soolarka oo laga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire...
Kulanka mudanayaasha Golaha oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa ay mudanayaasha Golaha Akhrinta...
Waxaa goordhow furmay kulanka 25-aad kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha mudane Maxamed...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar uga furay ku dhowaad 90...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga...
Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho