Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray...
Shirkan oo u jeedkiisu ahaa katashiga iyo ka doodidda qodobada ku darista ama ka badalka u baahan si loo ansixiyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee...
June Todobadeedii ee sanadkan sii dhammaanayo ayay Ciidamada Amniga ka qabteen Xasan Cabdullaahi Aadan Ex Control Afgooye xilligaasi oo isu...
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo ayaa maanta kormeeray xerada ciidamada xoogga ay kaga suganyihiin Degmada Doolow, halkaas oo ay...
Beeraleyda Degmada Xuddur ayaa saaka waaberigii ku kalahay Beeraha oo ku waabaristay Ayaxa farabadan oo shalay galabtii ku soo degay,...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cafis buuxa u fidiyey 4 sargaal oo hore uga tirsanaa shirkadda Militariga gaarka loo leeyahay...
Wasiirka caafimaadka dalka Kuwayt Baasil Al-Sabaax ayaa sheegay in dalkiisu bilaabayo beri oloalaha tallaalka looga hortegaayo viruska Corona. Wasiirka ayaa...
Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 10-aad ee baarlamanka dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta ka qabsoomay caasimada Hirshabelle ee jowhar Kulanka oo uu...
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo casuumad Rasmi ah ka heley dhiggiisa...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...
RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho