Ra’isulwasaaraha itoobiya ayaa sheegay in korontadii iyo isgaarsiinta taleefanada magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray la soo celiyay kadib markii...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-U- dhiska iyo Guriyeynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali), ayaa maanta...
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) iyo u wakiilada hey'adda UNDP Soomaaliya, Jocelyn Mason,...
Madaxa maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray Dr. Mulu Nega ayaa sheegay in ay...
Kulankan ay soo agaasimeen haweenka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa loo gu tacsiyeeyay falkii foosha xumaa ee todobaadkii hore...
Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka hirshabelle Dr-Cabdixakiim luqmaan oo soo gaaray maanta magaalada Muqdisho tan iyo markii loo doortay xilka guddoomiyaha...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ahna Guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka qaranka ayaa goordhaw magaalada Muqdisho...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye 'Qoorqoor' ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb xulka kubadda...
Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa Gobolka Shabeelaha hoose ku dilay 17-Maleeshiyaad iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho