Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashuuriic horumarineed oo dhinacyo badan, taasoo ay...
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobay ayaa uga digtay kalluumeysatada Puntland iyo Somaliland in aanay badda galin 24 saac ee socota....
Ugu yaraan 8 kalluumeesato u dhashay Yaman ayaa la xaqiijiyay iney ku naf wayeen halka 9 qof kale oo ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kula shiray golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur galbeed...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidanka Tigreega ee TPLF ay burburiyeen garoonka diyaaradaha magaalada Axum, gaar ahaan dhabaha ay diyaaradahu...
Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax Ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo,waxaana kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u fadhiya...
Wasiirka magacaaban ee wasaaradda arrimaha dibadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana...
Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ka qeyb galay ololaha Isxilqaan wareegiisa 16-aad. Ololaha ayay...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho