Cumar Carte Qaalib , waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe uu ku qaatay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, Qaraabada iyo dhammaan Ummadda...
Dagaal culus ayaa ka soconaya magaalada Shire ee waqooyiga Itoobiya halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada iyo TPLF. Wararka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyey Guddoomiye...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa uga tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid...
Munaasabadda oo loogu mahadnaqayay Qorayaasha laguna Daahfurayay aaladeynta Manhajka Qaranka ayaa lagu qabtay xarunta Murtida iyo Wacyigelinta ee tiyaatarka Qaranka....
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/813582496106054/
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonne ayaa saakay maagalada Kigali ee xarunta Rwanda kula kulmay...
Dowladda Suudaan ayaa qorsheeyneysa inay muwaadiniinteeda kala soo baxdo dalka Itoobiya,gaar ahaan gobalka Tigreega oo ay ka socdaan dagaallada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho