Xildhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa gordhaw madaxdweynaha cusub ee afarta sano ee soo socota hogaamin doono udoortay Cali Cabdullaahi Xuseen...
17 sarkaal oo ka tirsan ciidanka federaalka Itoobiya ayaa la xiray kadib markii la sheegay in ay ku kaceen falal...
Xidhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goor dhaw bilaabatay codeynta madaxweynaha afarta sano ee soo socoto hogaamin doono Hirshabeelle . Codeynta...
Wasiirka Dastuurka XFS mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa furay Shirka Wadatashiga hay’adaha Dasruurka heer federal iyo heer Dowlad goboleed kaas...
Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Mudane Dr. Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad ayaa maanta oo arbaco ah waxa uu kulan lagu xoojinayo...
Ra’iisul wasaaraha boqortooyada Baxreyn Sheikh Khalifa bin Salman al Khalifa ayaa geeriyooday sida ay sheegtay boqortooyada Baxreyn. Sheikh Khalifa bin...
In ka badan lix kun oo Itoobiyaan ah ayaa gaaray dalka Suudaan si ay uga baxsadaan dagaalada ka socda gobolka...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald...
Kulanka oo ahaa mid wadatashi ah oo looga hadlayay sidii haweenka gobolka Mudug ay u sameey lahaayeen qorshayaal isku tashi...
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doraashada madaxweynaha iyo ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Jowhar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho