Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, ayaa Kulan muhiim ah maanta layeeshay Agaasimaha Xafiiska...
Diiwaan gelinta musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle oo soo bilaabatay shalay ayaa maanta ku eg sida ay...
Ciidamada Xooga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay gobolka Jubada dhexe waxaa ay ku dileen sarkaalkiil Al-shabaab u...
Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin ayaa maanta kulan fogaan arrag ah la...
Wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta gaartay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar oo u kuur-galaaya xaaladda ganacsatada ee Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho