Hay’adaha gargaarka ayaa walaaca ka muujinaya xaalada dadka qaxootiga ah ee ku nool Gobalka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia halkaas oo...
Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi Galinta Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta ka qeyb gashay Barnaamijka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta u soo xiray tababar diblomaasiyadeed oo muddo labo...
Waxaa si dardar leh u soconaya barnaamijka isxilqaan oo dib u dhis loogu sameynayo xarumaha muhiimka ah ee Dowladda, taasi...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan habka muuqaalka ah oo is barasho ah...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug ayaa Bandiiradleey kaga qeyb galay xuska dhalashada Nabigeenna Muxammad (NNKH) isagoo xariga ka jaray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kala...
Ra’isul wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in walaaca laga qabo dagaal sokeeye oo itoobiya ay gasho uu yahay mid aan xaqiiq...
Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Ludfi Shariif Maxamed ayaa magaalada Dhusamareb uga qaybgalay kulanka soo aruurinta aragtida bulshada Galmudug ee...
Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi & mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalo xeebeedka hobyo ee gobolka mudug, iyada...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho