Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho goordhow ka dhacay magaalada...
Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ku...
Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle. Xilka guddoomiyaha golaha...
Wada-tashi ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha ka howlgala xuduudaha dalka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday hay’adda socdaalka iyo...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO ayaa sheegtay in uu soconayo dadaal xoog leh oo lagula...
Golaha wasiirrada Itoobiya ayaa lix bil oo xaalad deg deg ah ku soo rogay gobalka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya. Xafiiska...
Doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loo shaaciyo, waxaana haatan soo baxday natiijada codadka ay...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka furay shirka Baxbaxa golaha wasiirrada oo galay maalintiisa labaad....
Hay’adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ayaa sheegtay maanta oo Arbaco ah in tirade dadka ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay magaalada...
Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib markii ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho