Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle iyo labadiisa...
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya(XFS) Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin ayaa xafiiskeeda ku qaabishay madaxa hay’adda Qaramada...
Waaxda bulaacadaha dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay howl lagu hagaajinayo goobaha biya mareenka ah ka fuliyay qaar kamid ah...
Masjidkii ugu horeeyay ayaa laga furay magaaladda Athens ee caasimadda dalka Giriiga ka dib 14-sano oo muran iyo dib-u-dhac xagga...
Hogaamiyaha Xisbiga National Unity Party ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u...
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa maanta magaalada muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Denmark ee...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay inuu diiradda saarayo sidii guul looga...
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Danjire Xasan Xundubey Jimcaale ayaa booqday safaaradda Turkiga ee Soomaaliya, waxaana ku soo dhaweeyay safiirka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho