- Fanka waxay ku bilawday Askarinimo waxayna ka mid ahayd kooxdii ciidanka xoogga dalka 1964. - Labo mar ayaa Dowladdu...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb...
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana xarun KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta lagu...
Banaanbax lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) isla markaana looga soo horjeeday Aflagaadadii loo geystay ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho....
3 qof ayaa ku dhimatay magaalada NICE ee koonfurta dalka Faransiiska kaddib markii nin uu tooreey weeraray goob kaniisad ah....
Hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobe IOM ayaa sheegtay inay caawiyeen 39 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray...
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tegay...
Ciidamaa Nabad sugidda ee NISA ayaa howlgal ka dhacay xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile ku soo qabtay Dhagar-qabayaal ka tirsan...
Mareykanka ayaa sheegay in ay si xoogan u taageerayaan dadaalada lagu carqaladeynayo hababka dhaqaale iyo maalgalinta sharci darada ah ee...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho