Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan howllaha doorashooyinka, isagoo tilaamay...
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana. Jerry John...
Dibadbaxyo lagu taageerayo Dowlada Itoobiya isla markaana looga soo horjeedo Ismaamulka Tigreega ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Itoobiya....
Roobabkii ka da’ayay magaalada Muqdisho maalmahii u dambeeyay ayaa sababay fatahaad ay sameyeen bulaacadaha ku yaala magaalada Muqdisho, gaar ahaan...
Isu soo baxaani oo ay ka qayb qaadanayedn qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah ayaa lugu taageerayay Madaxweeynaha Hirshabeelle...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay kala shaqeyneyso Xukuumada Suudaan sidii loogu gargaari lahaa in ka badan 7-kun oo qaxooti ah...
Baarlamaanka itoobiya ayaa maanta waxa ay ansixiyeen ama meel mariyeen Go,aan xasaanada looga qaadayo 39 qof oo ka tirsan maamulka...
Rasaas ayaa lagu furay dhismaha safaarada Sacuudiga uu ku lee yahay magaalada Hague ee dalka Holland . Boolisku waxay sheegeen...
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay qeybaha bulshada, wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee...
Shirka wadatashiga hay’adaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed ee soo gabagabeynta dib u eegista farsamo ee dastuurka ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho