Munaasabaddan oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ayaa lagu dhaariyay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Gobalada iyo kuxigeennada Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Siciid Fiqi oo maalintii labaad howlo shaqo u jooga magaalada...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay kulan Wasaarada Maaliyaddu ay Wasiirrada cusub ee Xukuumadda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullahi Maxamed Cali oo ugu hambalyeeyay Shaqaale weynaha...
Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay ka furtay xarun lagu xanaaneeyo Hooyada iyo dhallaanka oo dadku baahi...
Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Ibraaahim Aadan Cali Najax ayaa maanta si rasmi ah u furay tababbarka awood-siinta Guddiga xasilinta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abuukar Cismaan Dubbe ayaa maanta si rasmi ah...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho