Agaasimaha guud ee wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda dowlad goboleedka Galmudug mudane Abshir Xaashi Cali oo wareysi siiyay Radio Muqdisho...
Masuuliyiinta Dalka Nigeria ayaa sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus nin u dhashay dalka Talyaaniga, kaasoo ka safray magaalada Lagos...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Caasimadda Dalka...
Laba xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay gelinkii dambe ee Shalay duqeymo xagga Cirka ah oo ka...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washinton ee Carriga Maraykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta...
Dowladda Maraykanka iyo Ururka Taliban ayaa goor dhow saxeexaanaya heshiis nabadeed oo astaan u noqon kara dhammaadka dagaalkii ugu dheeraa,...
Laamaha amaanka Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa soo saaray Miino kooxo dhagar qabayaal ahi ku aaseen Xaafadda Jidka Soddanka...
Maxamed Cali Wakiili Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Iiraan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Cudurka Coroona uu faroba’an ku...
Baarlamaanka dowladda Turkiga ayaa fadhi ka yeeshay xaaladda dalka Suuriya waxayna si xoogan u dhalleeceeyeen weerarkii ay ciidamada Suuriya ku...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wareejiyey Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir oo wakiil ka ah...
Howlgal uu hoggaaminayey Taliye ku xigeenka NISA ee Gobolka Shabelaha Hoose Gashaanle Maxamed Xaaji Muqtaar (Gacmadheere) kaasoo ujeedkiisa ahaa xaqiijinta...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho