Munaasabaddani lagu qabtay dugsiga Turk-Som ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka.Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu yeeraysaa Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah...
Muqdisho, Khamiis, Feberaayo 27, 2020---Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland Cali Xasan Sabarey oo ay weheliyeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo isgaarsinta Puntland...
Xildhibaannadan ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Ujeeddada Safarka Xildhibanaadan ayaa...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kulanmuhim ah la qaatay Wasiirka Wasaradda arrimaha Gudaha iyo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray, Maktabad cusub oo maamulku...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya, Sadiiq Xirse Warfaa iyo dhigiisa Suudaan Lena Al-sheikh Cumar ayaa ka wadahadlay iskaashi...
In ka badan 100 DHALO oo Khamri ah iyo Xashiish badan ayaa maanta lagu soo bandhigay degmada Caabudwaaq ee gobolka...
Boqortooyada Sacuudiga oo Sheegtay inay si ku meel Gaar ah u Joojisay Waqtiga Cumrada Sababo La Xiriira Cudurka Corona. Dawladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta...
Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Oruc Reis ayaa hadda waxa uu baaritaanno Seismic ah oo Seddex geesood...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha-u-naxariistee, Ugaas Cabdullaahi...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 7-aad ee...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho