Guddoomiye ku xigeynka Howlaha Guud ee Gobalka Banaadir mudane Cumar Cali Cabdi oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud Warbaahinta Gobolka Banaadir...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa cambaareeyay dilkii dadka shacab ahaa oo loogu geystay Raagaceelle...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka Duu-hooyo ee hoostaga magaalada Raka Raaxo ee gobolka Bari ayaa sababay dhimasho iyo...
Gawaari nooca xamuulka ah oo u rarnaa ganacsato, isla markaana xayirnaa in muddo ah, ayaa gaaray Magaalada Xuddur ka dib...
Ra’iisul wasaaraha dowladda QM aqoonsan tahay ee Libya Fayez al-Sarraj, ayaa sheegay in xilka ka degi doona dhammaadka bisha soo...
Saraakiisha dalka Suudaan ayaa sheegay in la xirey 41 nin oo lagu eedeeyay in ay heystaan tiro badan oo walxaha...
In ka badan 200 oo maxbuus ayaa ka baxsatay xabsi ku yaala waqooyiga bari ee Uganda, sida ay saraakiishu sheegeen,...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay...
Siihayaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka Suudaan Taaj Al-Siri Cali ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah in la soo qabtay 41...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho