Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta Guddoomiyey shir loogga doodaayey Hindise Sharciyeedka...
Kulanka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayna soo xaadireen Dhammaan...
Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Dhoore ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu dhagax dhigay xarun cusub oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta daahfuray mashruuca biyoole oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha...
U qaybsanaha Midowga Yurub ee Arrimaha Dibadda iyo Siyaasadda Josep Borrell ayaa sheegay in Midowga Yurub uu doonayo inuu kaalin...
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 4-aad guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka sameeyay waddada isku xirta magaalooyinka...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah oo ay yeesheen waxaa ay kaga hadleen muddo kordhinta Xafiiska Qaramada...
Waxaa goordhow magaalada Samareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka furmay kalfadhiga labaad kulankiisa koowaad ee baarlamaanka Maamulka Galmudug. Guddoomiyaha...
Xildhibaanno ka tirsan dowlad goboleedka Koofur galbeed iyo maamulka gobolka Bakool ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhiirri galinayay 10-ka...
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle. Halkaan...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho