Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirada...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno kamid ah gobolka Jubbada...
Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa wajaheysa xaalad bani’aadanimo kaddib markii fatahaada webiga shabeelle ay goysay saddex jiho oo...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa isku dayay inay weerar ku soo qaadaan Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb, halkaas oo ay dagan yihiin Ciidamada AMISOM...
Waxaan Ummada Soomaaliyeed la wadaageynaa inay been abuur tahay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo dad dano gooniya ka leh...
Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta ka warbixiyay ahmiyadda uu leeyahay manhajka waxbarashada aas aasiga ah...
Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Turkiga ayaa soo dhoweeyay kulan maalinimadii shalay dhexmaray Madaxweynaha reer Falastiin Maxamuud Cabaas iyo hoggaanka qeybaha...
Ciidamada Xoogga Dalka oo qab-qabtay qaar kamid ah maleeshiyaadkii Al Shabaab ee soo weeraray saldhigyada ciidamada duleedka Dagmada Afgooye. Maleeshiyaadka...
Madaxwyenaha Dawlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdiga uu hogaaminayey ayaa maanta aqalka madaxtooyada Jamhuuriyadda Djibouti kulan...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho