Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta hortegay golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda dalka...
Ciidamada Xoogga Dalka ee Sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarey...
Kulanka golaha Xildhibaannada shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goordhow uu ka furmo xarunta KMG golaha shacabka ee Villa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa Magaalada Dhusamareb uga Qaybgalay Munaasabada 14 Sano Guuradii ka...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka oo maanta si rasmi ah ula wareegay Degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shaeelaha Hoose ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah uu Xildhibaannada Golaha Shacabka u...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa magacyada Horjoogeyaasha maanta lagu dilay magaalada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidanka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho