Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Isku-Xirka Laamaha Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha Oo Goor Dhaw Ka Furmayo Dhuusamareeb

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Shirka Isku-Xirka Laamaha Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha Oo Goor Dhaw Ka Furmayo Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa goor dhaw la filayaa inuu magaalada dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud uu ka furmo shir looga hadlayo isku-xirka laamaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Shirkaan waxaa ka qeyb-galaya agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Koofi. Waxaa sidoo kale ka qeyb-galaya wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Shalay ayay aheyd markii wafdi uu hogaaminay agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Koofi ay gaareen magaalada dhuusamareeb waxaana shirkaan uu socon doonaa muddo labo maalmood ah.

Tags: Shirka Isku-Xirka Laamaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Goor Dhaw Ka Furmayo Dhuusamareeb
Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada XFS oo ku wajahan Magaalada Balcad

Next Post

Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiskii ka dhacay Suudaan

Next Post
Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiskii ka dhacay Suudaan

Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiskii ka dhacay Suudaan

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In