Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza ayaa sheegay in Wabiga Shabeelle uu fatahaado darran...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Baraha Bulsahda...
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG golaha shacabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan...
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah-furay tababar ku saabsan dowrka isgaarsiinta iyo tiknolojiyada...
Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirkadaha ka shaqeeya udxiyada ku amartay inay wasaaradda kala shaqeeyaan...
Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda u fudeysay in dib dalka loogu celiyo....
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyaha maamulka...
Kulan ay ku yeesheen aqalka Dowladda Hoose xubno ka tirsan guddiga diyaarinta munaasabadda lagu xusayo dadkii ku nafwaayay qaraxii sanad...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho