Maamulka Deegaanka Wisil ee Gobolka mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereed badan...
Hogaamiye yaasha Midawga Yurub oo soo gabagabeeyay shir ay maalintii saddexaad ku lahayeen Brussels ayaa ku guul dareystay in ay...
Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Xaafad ka tirsan Magaalada Cape-Town ee dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid...
Boqorka Sucuudiga ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalada Riyadh si baaritaan loogu sameeyo. Wakaaladda wararka ee dowladda Sucuudiga ayaa...
Maamulka Deegaanka Sabiid iyo Caanoole Moordiinle iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka...
Maamulka degmada Warta-nabada ee gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay nin hubeysan oo rasaas ku furay guri mingiska lagu tumo oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Aadan Isaaq, Agaasimaha guud...
Muqdisho, Luuliyo 19, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho