Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliita Sare Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maalintii labaad kormeer iyo dhiiri galin...
Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Shan Gaari iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin Matooro ku...
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u fariisatay Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xaquuqul aadanaha Puntland oo ay u tartamayeen sadex Musharax oo...
Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa shaley oo Sabti ah sheegay in dad ka badan 25 Milyan oo reer Iiraan ah...
Wasiiru-Dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya ย Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay geerid mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda oo xalay...
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee DFS ah ee Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Roobab dabeylo wata oo kuso wajahan...
Ganacsigu waxa uu ubaahanyahay xirfad iyo dulqaad si aad wax uga soo saarto halkaan waa xaruun lagu iibiyo Digaaga laga...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho