Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir Guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii loo dar-dar...
Waxaa si rasmiya maanta uga furmay caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Jowhar Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ardayda dugsiyada sare guud ahaan...
Majaajiliste caan ka ahaa dalka Kenya laguna magacaabi jirtay Charles Bukeko, kuna magac dheera Papa Shirandula ayaa maanta oo Sabti...
Hooyo Shamso Maxamed Xaashi waxaa ay ka mid tahay ardayda maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare, kaas oo ay...
Wafdigaan oo hordhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hor kacayay agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdoinuur Maxamed Axmed...
Maamulka, Saraakiisha Ciidamada, Odayaasha dhaqanka, hayโadaha sama falkaย iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ee Degmada Buulo-burte ayaa ka wada hadlay...
Saacadahii ugu danbeeyay Mareykanka wuxuu diiwaan geliyay tiro cusub oo uu haleeyay virus-ka Corona sida laga soo xigtay xogta ay...
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda XFS sharciga howlgabka shaqaalaha rayidka...
Wasiirka waxbarashada Galmudug Maxamed xaashi Dhoore ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka daah-furay imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee dugsiga...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho