Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda shaqada XFS oo wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda sharciga howlgebka shaqaalaha rayidka+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda shaqada XFS oo wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda sharciga howlgebka shaqaalaha rayidka+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda XFS sharciga howlgabka shaqaalaha rayidka dowladda oo ay diyaarineyso wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada.

“Maanta, waxaan wada-tashi kala yeelanay Wasaaradda Maaliyadda Sharciga Howlgabka Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo ay diyaarinayso Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada”ayuu yiri wasiirka shaqada.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa sheegay in sharcigaan uu hadda marayo heer gaba-gabo ah, isagoo tilmaamay in uu xuquuq siin doono shaqaalaha howlgebka ah.

“Sharcigan oo hadda gabagabo inoo maraya, wuxuu xaquuq siin doonaa Shaqaalaha Rayidka Dowladda ee Howlgabka noqda. Dowladda Soomaaliya oo dedaal galisay xaquuqda joogtada ah ee Shaqaalaha Dowladda ayaa hadda diiradda saaraysa si dhaqso ah in Shaqaalaha Howlgabka ah ay xaquuq heli doonaan”ayuu yiri wasiir Sadiiq Warfaa.

Previous Post

Galmudug oo daah-furtay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dolwadda

Next Post

Madaxweyne Trump oo amarro cusub  soo saaray, xilli Covid-19 uu ku sii faafayo Mareykanka.

Next Post
Madaxweyne Trump oo amarro cusub  soo saaray, xilli  Covid-19 uu ku sii faafayo Mareykanka.

Madaxweyne Trump oo amarro cusub  soo saaray, xilli Covid-19 uu ku sii faafayo Mareykanka.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In