Gudoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Kulan qado sharaf ah u sameeyey magaalada dhuusamareeb Gudigga...
Taliska qeybta 4aad ee Ciidanka AMISOM ayaa raali galin ka bixiyay dhacdo 15 kii bishan garoonka diyaradaha Beledweyne looga celiyay...
Ciidamada booliska dagmada Gaalkacyoe ee gobalka Galmudug ayaa maanta Ku guuleystay inay gacanta Ku soo dhigaan eedeeysane Aweys Cismaan Cabdi...
Xubno ka tirsan 2-da Gole iyo Siyaasiyiin kale ayaa manta ka qeybgalay kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfafinta oo looga...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa cabasho ka muujinayay beryahan isbedello la sheegay in lagu sameeyey qidmadda adeegga Ciqaamada dal...
Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud, halkaa...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Wafdi ay hogaaminayaan Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Salaax Axmed Jaamac Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Aadan Isaaq...
Wasiirka Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Soomaaliya Mudane Axmed Nuur Sheekh Maxamed (Mashruuc) ayaa sheegay in wafdiga ka socday...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho