War saxaafadeed ka soo baxay, wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in qof kasta oo...
Magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu aasay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Allaha u naxariistee, Xasan Abshir Faarax, iyadoo Aaskiisa ay...
Ciidanka booliiska gobolka Mudug ayaa maanta qabtay 10 gaari oo siday dhuxul taas oo horey u mamnuuceen mas’uuliyiinta Galmudug, si...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Garoowe, si uu uga qayb galo aaska Allaha u...
Maamulka dowladda hoose ee degmada Xuddur, ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay suuqa caanaha lagu iibiyo ee magaalada, halkaas oo...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa goor dhow ka duulay magaalada Dhuusamareeb isagoo ku sii jeeda magaalada...
Allah u naxariistee, meydka Xasan Abshir Faarax, ayaa hadda laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle, ee magaalada Muqdisho,...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah been abuur ku saabsan Imtixaanaadka sanad Dugsiyeedka 2019-2020, kaas...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanlka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman oo ka hadlay kulanka Golaha ayaa sheegay in dalkuu...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho