Sahankaan ayaa ku saabsanaa cudurka Feyruska Karoona ayaa dadweynaha suโaalo laga weydiinayay waxa ay u yaqaanan COVID-19 iyo sida uu...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi...
Dabkaan oo ka kacay guri ay deganaayeen qoys danyar ah oo ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,ayaa waxaa...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in ay soo sagootiyeen Muwaadiniin...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta wada-hadallo ka yeeshay bad-qabka Shaqaalaha Rayidka ee...
Magaalada Garowe waxaa goordhaw gaaray Madaxweynayaasha maamul goboleedyadaย oo saaka ka amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Masโuuliyintaan ayaa waxaa...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Saciid Cabdullaahi Dani ayaa magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya...
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug,Koofur Galbeed,Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Wasiirka warfaafinta...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amisom ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo isku dayay in ay...
Khartuum, Luuliyo 14, 2020: Waxa uu shirku xusey doorashooyinka heer federaal ee soo wajahan , wuxuuna ugu baaqay dhammaan dan-wadaagta...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho