Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa shegaya in halkaa lagu soo Gaba-gabeeyay Shir muhiim ah...
Roobabkii Xilliga Gu'ga ayaa ka curtay deegaanno ka mid ah Gobolada Dalka, kaasi oo lagu diirsaday ayaa ka da'aya magaalada...
Qalab Caafimaad oo isugu jira sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug oo ay wehliyaan saraakiisha Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida ee heer Degmo iyo Xubno...
Howlgallo qorsheysan iyo duqeymo is barbar socday oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada sida gaarka u tababaran ee...
Hey’adda Qaramada Midoobay u xilsaaran Cunnada iyo Beeraha (FAO), ayaa laba doon kalluumeysi oo casri ah waxa ay ugu deeqday...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka India Marwo Faduma Cabdullahi Insaniye baa ayaa ku dhawaaqday in adeegyadii ay Safaaradu u haysay...
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay muranka ku saabsan Webiga Nile ee u dhexeeya Dowladaha Masar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...
Wafdi heer sare ah oo ay qeyb ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow gaaray Caasimadda...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho