Shil Gaari oo gaystay dhaawacyo iyo khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Gawaan oo hoos yimaada Degmo Xeebeedka Hobyo...
Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiinta Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa kulan la qaatay guddiga Gaadiidleyda...
Wafdi ay kala hogaaminayeen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani iyo Mudane Axmed Maxamed Islaam oo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa duhurnimadii maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, halkaas...
Wasaaradaha Caafimaadka Xukuumadda Fadaraalka, ayaa maanta agab caafimaad oo loogu tala galay Ka hortaga COVID-19 gaarsiiyay Gobalka Mudug kaas oo...
Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa golaha ammaanka uga digay in xaaladda Libya ay galeyso waji cusub oo ah...
Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, maanta waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco shir u dhexeeyay madaxda dowlad goboleedyada, wufuud kala...
Ra'iisul wasaaraha dalka, Ivory Coast Amadou Gon Coulibaly, isla markaana ahaa musharaxa xisbiga dowladda doorashada madaxtinimada October ayaa geeriyooday Arbacadii,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho