Ciidamo la qorsheynayo in ay ka mid noqdaan Ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa tababar uga furmay xerada Ciidamada dhaan karoone ee...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda fedeeraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhiga ee xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan...
Xarunta cusub ee ka digista halisyada iyo musiibooyinka ayaa sidoo kale noqon doonta meel lagala socdo heerka cimalada, heerka ay...
Ra'iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Qatar ayaa galabta dib ugu...
Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta xariga ka jaray xarumo dhowr ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho