Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha wabiga Shabeelle uu ka geysto deegaanada Hirshabele...
Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee loogu tala galay Maareynta Musiibooyinka. Dowladda Soomaaliya ayaa horumar...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka...
Gudoomiye ku-xigeenka hawlaha guud ee Gobolka Banaddir Mudane Cumer Cali Cabdi ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Xafiiska Xalka-waara...
Wafdi ka kooban xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabelle kana mid ah Xubnaha Degmada Matabaan ku matala Hirshabelle ayaa...
Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib...
Wasiirka arrimaha gudah dowlad goboleedka Koofur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray maanta xilka uga qaaday Xoghayihii...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta galinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb ee...
Gudoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal sheikh Cabdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho