Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta tababbar sare loogu qaadayo aqoontooda...
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Banaadir, Marwo Basma Caamir “Jakeetti” ayaa xalay daah-furtay tartanka kubadda kolayga oo...
Kadib howlgal lagu baacsanayay Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen degaanka Awdiinle oo qiyaastii magaalada Baydhabo...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta daah furay mashruuca qiimeynta kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka. Qiimeyntan waxaa loogu tala galay...
Wasaaradda Caafmaadka ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa ardayda u fariisanaysa Imtixaanada Shabaadiga ee Fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe iyo midka...
Wasaarada caafimaadka dowlad goboleedka puntland oo gacan ka heleysa midowga Yurub ayaa maanta magaalada Galkacyo gaarsiisay agab loogu tala galay...
Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmad Macallin Fiqi ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in ciidamadu ay...
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga yurub ee...
Xildhinaabada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda fedeeaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga 7-aad kulankiisa 14-aad ay ku yeesheen xarunta villa Hargeysa...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho