Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay socod ku marey Goobaha ay ku damaashaadaan xilliyada habeenkii bulshada...
Bayaan kasoo baxay qaramada midoobay ayaa lagu sheegay in ay ka xun tahay xaaladda ka aloosan xuduudka Turkiga iyo Giriiga,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka Dhismaha...
Inta badan wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka u...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo saraakiisha...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur Galbeed mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen), ayaa goordhaw gaaray degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Mas’uuliyiinta Maamulka...
RADIO MUQDISHO:-Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo kala jeeda maamullada Puntland, Jubbaland iyo Waqooyi Bari...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo jimce khadka taleefanka...
WAR-SAXAAFADEED Ciidamada Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo beegsi ah...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka gaar ahaan Ciidamada Maraykanka, ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo lala beegsaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho