Soomaalida ku nool Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norway ayaa lacag dhan 82,500NOK oo u dhiganta $8,584 Us Dollar ku wareejiyey...
Taliska Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM ayaa war uu soo saaray ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka amaanka...
Bayaan ka soo baxay wasaarada Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dadaalka ay dowladu galisay...
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen doorashada Xubin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa Maanta Booqasho ku tagay xarunta ay ku shaqayso...
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa Maanta xariga ka jaray dib u...
Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay si adag u Cambaaraynaysaa ficilka lagu dilay Almaas Elman oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Marxuumad Almaas...
Macalin ama bare waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay munaasabad heer caalami ah oo lagu guddoonsiiyay Senator Xasan Iidow Muxumed (Kobac)...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya (SoDMA) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Macallin oo ku sugan Geneva, Switzerland, ayaa ka qeybgalay...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho