Faafidda feyriska ku dhaca neef mareen ayaa si xawli ah ugu sii fidaya dalka Shiinaha,waxaa sidaasi ka digay madaxwaynaha Shiinaha...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish ) ayaa sheegay in waddooyinka magaalada muqdisho laga xareynayo...
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM Stephen Townsen ayaa sheegay in 6 Diyaaradood oo ah nuuca MD-530F iney ku Wareejiyeen Dowladda...
Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku...
Dawladda Shiinaha ayaa subaxnimadii sabtida maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday geerida Dr. Liang Wudong, oo da’diisu ahayd 62-sano jir,...
Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kala dirtay Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir. War saxaafadeed ka soo...
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga uga tacsiyadeeyay dhibaatadii ka dhalatay dhul gariirkii ka...
Dhul-gariir cabirkiisu yahay 6.8 ayaa ruxay bariga dalka Turkey, halkaasi oo uu ku dilay 18 qof, islamarkaana ku dhaawacmay in...
Kulan uu soo qaban qaabiyay Guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha Bulshada Boondheere ayna ka qeyb galeen Guddoomiye ku xigeennada Arrimaha Bulshada...
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa booqasho ku tegay Safaaradda Sucuudigu uu...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go’aankii hore ee ahaa in qof...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go’aankii hore ee ahaa in qof...
Gobolka Mudug waxaa ka taagan abaar daran oo si weyn u saameysay dadka iyo duunyada ku nool deegaanka. Abaaraha socda...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay bisha Janaayo 2026. Tallaabadan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho