Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad Militeri oo ka socotay Dalka Qatar oo qaaday dhaawacyada halista...
Shirkadaha Ganacsiga, Hey’adaha dowladda ee bixiyaha adeegyada lagu qaado canshuuraha iyo howlwadeena dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ee sida wanaagsan u...
Maamulka Degmada Kaaran oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Abshir Maxamed Maxamuud (Abshir Kaaran) ayaa howlo nadaafadeed oo bilicda lagu soo...
Shirkaan oo socday muddo shan cisho ah ayaa looga hadlay beeca iyo diinta Islaamka waxa ay ka qabto, gaar ahaan...
Waxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS, Ajandaha kulanka ayaana ah qrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka...
Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho...
Maalmo kaddib falkii arxandarada ahaa ee naftii halige ka tirsanaa Al-shabaab uu ka geystay isgoyska Ex-koontarool Afgooye, weli isbitaallada iyo...
Magaalda Ankara ee dalka Turkiga waxaa la gaarsiiyay 16 kamid ahaa dhaawacyadii ku waxyeelloobay qaraxii argagaxiso ee ka dhacay Ex...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka waxaa kula soo xiriiray Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay...
Howlgalo ay iskakaashadeen Ciidamada Xoogga dalka iyo Howlgalka Ciidanka Mareekanka ee Afrika ayaa lagu dileen horjoogayaal sare oo ka tirsan...
Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan taageerada buuxda ee midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay bannaanbaxyo waaweyn...
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay si cad oo rasmi ah u garab taagan tahay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda...
Kummanaan shacab ah oo kasoo horjeeda xadgudubka Israa’iil ayaa isugu soo baxay gobolada iyo degmooyinka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho