Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Sabriye oo ka codsaday Barlamaanka ansixinta Sharciga Axsaabta

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Sabriye oo ka codsaday Barlamaanka ansixinta Sharciga Axsaabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u hishiisiinta ee dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo maanta khudbad ka jeediyay kalfadhiga 7-aad kulankiisa kowaad ee golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa ka codsaday in goluhu uu dedejiyo ansixinta sharcigaan isla markaana uu muhiim u yahay qabashada doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan.

Wasiirka Cabdi Maxamed Sabriye  ayaa sheegay inay dib u-eegis ku saameeyeen nidaamkii dawaan galinta xisbiyada ku meel gaarka gaar ahaan nidaamka iyo sharuudaha laga raba xisbiyada sida diwaan galinta iyo sharciyo kale oo muhiim ah axsaabta.

Related posts

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026

“Waxaan ku sameeynay dib u-eegis dhammaan nidaamka xisbiyadii lagu diwaan galiyay sida ku meel gaarka si aan u hubino shuruudaha laga rabo xisbiyadda hase ahaatee waxaan ka codsanayaa golaha in si deg deg ah u ansixiyaan maadaama ay arrimaha doorashooyinka ay muhiim u yihiin.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa bishii may ee sandkii 2019 golaha shacabka ee Barlamaanka horgeysay sharciga xisbiyada dalka.kaasi oo lagu sameeyay wax ka bedel iyo kaabis si loo hibiyo inay buuxiyeen sharuudaha nidaamka xisbiyadda.

Barlamaamkii sagaalaad ee dowladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 27 juun sanadkii 2016 ansixiyay sharciga xisbiyadda siyaasadda dalka kaasi oo haatan laf dhabar u ah arrimaha doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan 20120/2021

Tags: Wasiir Sabriye oo ka codsaday Barlamaanka ansixinta Sharciga Axsaabta
Previous Post

Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa ka socda

Next Post

Madaxweyne Lafta-Gareen oo booqday ciidamadii ku dhaawacmay la dagaalanka argagixisada +sawirro

Next Post
Madaxweyne Lafta-Gareen oo booqday ciidamadii ku dhaawacmay la dagaalanka argagixisada +sawirro

Madaxweyne Lafta-Gareen oo booqday ciidamadii ku dhaawacmay la dagaalanka argagixisada +sawirro

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In