Guddiga arrimaha gudaha,dib u heshiisiinta iyo xiriirka dowlad goboleedyada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo tixgelineysa talooyinka caafimaad ee la...
Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu...
Ciidamada Boliiska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay qaad si sharci daro ah lagu...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Aadan Isaaq Cali ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha...
Danjiraha Jammuriyadda faderaalka soomaaliya ee dalka Hindiya Marwo Fadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) ayaa Jaaliyadda, Ardayda iyo qaybaha kala duwan ee...
Wasaaradda caafimaadka Turkiga ayaa shaacisay in 70 qof ay tan iyo Jimcihii shaley ay u dhinteen Fayriska coronavirus, taasoo guud...
War-Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowlad goballeed Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la isugu beddelay taliyayaasha qeybaha booliska goballada...
Shan xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Saacadihii lasoo dhaafay...
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...
Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho