Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa galabta lagu qabtay xarunta Dhallinyarada Gobolka kaasi oo uu shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa tababar u soo xiray Guddoomiye ku-xigeennada Amniga...
Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo arbaco ah ansixiyay miisaaniyada 2020 oo Wasaaradda Maaliyadda ay horgeysay dhawaan. 64 Xildhibaan oo...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islaw oo ka qeyb galaya shirka urur goboleedka IGAD uga socda dalka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal...
Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoog iyo Xeeladba maanta kaga qayb Galay Ololaha dib u dhiska Dalka ee Isxilqaan. Ololaha...
Ciidamada taliska Siiriya oo garab ka helaya kuwa Ruushka ayaa wali wada duqeynta Idlib ee dalka Suuriya iyo magaalada Neirab...
Muqdisho,26 Feb 2020......Duqeyn cirka oo si habsami leh looga soo liishaamay ayaa lagu dilay hogaamiye Alshabaab oo lala xiriirinayo weerarkii...
Ra’isulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa xilka ra’isulwasaaraha loo magacaabay 23 Febraayo 2017 kii 15 maalmood kadib doorashada...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho