Ciidanka Asluubta soomaaliya ayaa Maanta xusaya sanad guuradii 50-aad ee ku beegan aas-aaskooda. Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa uu ka mid...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka Degmada Balcad waxa ay ku dileen horjoogayaal ka tirsan...
Wasiirka amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Md; Maxamed Cabdiraxmaan kheyre ayaa Maanta Xarigga ka jaray Saldhigga Booliska Degmada Cadale...
Munaasabadan oo aheyd mid lagu soo dhaweynayay arday cusub oo ku soo biirtay jaamacadda Cavendish ee ku talaa Caasimadda Kampala...
Xildhibaannadaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle oo deegaan doorashadoodu tahay degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa kulamo la qaatay golaha...
Maanta oo kale waxaa Caalamka laga xusaa maalinta Afka hooyo, waxaana bishii Nofeembar sanadkii 1999-kii shir ay qabatay hey”adda waxbarashada...
Maanta oo ku beegan maalinta caalamiga ee afka hooyo 21 Feebaraayo dunida oo idil waxa laga xusaya ahmiyada afka, Soomaaliya...
Muqdisho, Febaraayo 21, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa soo saaray Wareegto lagu mamnuucay bixinta ruqsadaha Shirkadaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho