DOwladda Kenya ayaa walaac xooggan ka muujisay Cudurka Ebola, markii uu ka dillaacay Wadday ay deriska yihiin ee Yugaandha. Madaxa...
Xabsiga dhexe Xamar waa Xabsiga ugu faca weyn ee la jira Dalka Soomaaliya, waxaa la dhisay Xilligii Isticmaarka ama Gumeysiga...
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya , ayaa Ciidamada ammaanka Dalkeenna ugu deeqay qalabka lagu keydiyo Cuntada iyo sahayda, si kor...
Madaxweynaha dalka mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa ku dhawaaqay 3-cisho oo baroor-diiq qaran ah oo loo sameynaayo dadkii lagu xasuuqay...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha, xarunta hoggaanka ciidanka Daraawiishta...
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hooose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo masuuliyin ka tirsan Maaamulka gobalka ayaa safar Dhulka ah ku gaarey...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa magaalada Muqdisho maanta...
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta si rasmi ah ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirrigelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Orodyahanno Soomaaliyeed...
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanno iyo degmooyin...
Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay 11 askari oo lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah hub ugu dhex wateen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho