Dar-dargelinta howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ,dadaalada aqoonsiga caalamiga ah loogu raadinayo baasaborka Soomaaliga iyo xoojinta wadashaqeynta laamaha Hay’adda ayaa...
Waxaa Maalintii labaad Magaalada Garowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland ka socda shirka Golayaasha xeer dejinta ee Dowladda dhexe iyo...
Agaasinka Fulinta ee Bangiga Aduunka ayaa-tii bishaan Madaxweynaha Bankiga ee shanta sano soo aadan u doortay David R. Malpass ...
Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr’s Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa shalay Muqdisho ku soo dhawaysay wakiilka cusub ee hay’adda caafimaadka aduunka...
Shirka madasha wasaaradaha Dastuurka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo saddexdii biloodba mar la qabto ayaa maanta ka furmay magaalada...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 09.04.2019 Warka waxaa...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo hogaaminayey wafdi ka tirsan Baalamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb-galay shir gaar ah oo...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta...
Shirka Golaha Afhayeenada Golayaasha sharci dejinta Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh...
RADIO MUQDISHO:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka...
RADIO MUQDISHO:-Dalal iyo Ururro Caalami ah oo si Adag uga Soo Horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee Maamulka Somaliland Dalal iyo ururro...
RADIO MUQDISHO:-IGAD oo si Adag uga Soo Horjeesatay Isku Dayga Israa’iil ee Aqoonsiga Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya Qoraal kasoo baxay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho