Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah ee dowlad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo soo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah dowlad...
Guddoomiye ku-xigeenga Golaha Shacabka iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo badhigay abaalmarinta...
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay hakin lagu sameeyey bixinta warqadda Dembi la’aanta ee laga qaadan jiray...
Midowga Afrika ayaa meesha ka saartay ama qaaday hakadkii la galiyay xubinimada dalkaasi ee dhanka Qaaradda,ka dib markii la soo...
Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa olole nadaafadeed iyo jarista geedka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud,si uu u hubiyo dhaqan...
Todobadii June sanadkan ayaa lasoo xiray dable xoogga Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka Xasan Axmed Abuukar, Xuseen Axmed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho